Faahfaahin: Todoba gaadiid xamuul ah oo lagu gubay duleedka degmada Afgooye

Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa waxaa la soo sheegayaa iney gaadiid badan ku gubeen degaan lagu magacaabo doonka  oo hoostaga degmada Afgooye ee gobalka Sh/hoose. Gaadiidka la gubay ayaa waxaa tiradooda lagu sheegay 7 gaari oo ah kuwa qaada xamuulka. Dadka degaanka ayaa waxay sheegeen in gaadiidkan ay ka yimaadeen degmada Wanle-weyn, kuna sii jeedeen … Continue reading Faahfaahin: Todoba gaadiid xamuul ah oo lagu gubay duleedka degmada Afgooye